Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Bari Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgalo Boosaaso ay Sameeyeen Oo Lagu Soo Qabtay Dhagar qabayaal

0
Saturday April 18, 2015 - 12:19:11 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 2024
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Bari Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgalo Boosaaso ay Sameeyeen Oo Lagu Soo Qabtay Dhagar qabayaal

    Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Cabdixakiim Yuusuf Xuseen oo la Hadley Raadiyaha Codka Ciidamada Qalabka sida ayaa sheegay in dhaawac fududi soo gaarey taliyaha saldhigga la weerarey oo lgu magacaabo Siciid Cali Ibra.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Cabdixakiim Yuusuf Xuseen oo la Hadley Raadiyaha Codka Ciidamada Qalabka sida ayaa sheegay in dhaawac fududi soo gaarey taliyaha saldhigga la weerarey oo lgu magacaabo Siciid Cali Ibra.

 Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Cabdixakiim Yuusuf Xuseen oo la Hadley Raadiyaha Codka Ciidamada Qalabka sida ayaa sheegay in dhaawac fududi soo gaarey taliyaha saldhigga la weerarey oo lgu magacaabo Siciid Cali Ibraahim.



Taliyuhu wuxuu weerarkan ku eedeeyey Argagaxisada UGUS isagoo xusey in hawlgal ciidamadu isla xalay ka sameeyeen xaafadda New Bosaso lagu soo qabtey dhowr qof oo falkan lala xiriirinayo.

Ciidamada Ammaanka ee magaalada Boosaaso ayaa wada howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo, iyadoo Ciidamda feejignaan dheeri ah ka muuqato lagu arkayo wadooyinka magaalada Boosaaso.

Magaalada Boosaaso ayaa amaankeedu ah mid aad wanaagsan, waxaana magaalada laga dareemayo horumara kale duwan oo bilicda magaalada kor u qaaday waxaana Kooxda falaagada ah ee UGUS oo looga bartay in ay isku dayaan falal ay ku waxyeelanyaan horumarka in ay sameeyaan Taasi oo dadka Soomaaliyeed.




 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip