Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo sheegay in ciidanka Qaranka iyo kuwa degaanka maxaabiis ahaan u qabteen horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta.

0
Saturday February 08, 2025 - 15:12:51 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 57
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo sheegay in ciidanka Qaranka iyo kuwa degaanka maxaabiis ahaan u qabteen horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta.

    Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo faah faahin ka bixiyey dagaallo jab xooggan lagu gaarsiiyey Khawaarijta oo ka dhacay qeybo ka tirsan gobolkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo faah faahin ka bixiyey dagaallo jab xooggan lagu gaarsiiyey Khawaarijta oo ka dhacay qeybo ka tirsan gobolkaasi.

Guddoomiye Muuse ayaa Warbaahinta qaranka u sheegay in dhamaan goobihii dagaalku ka dhacay ee lagu jabiyey khawaarijta ay gacanta ku hayaan geesiyaasha qaranka.

Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa shacabka ugu hambalyeeyey in ay geesiyaasha qaranku dileen horjoogeyaashii dhagarta u maleegi jiray shacabka qaarkoodna la hayo iyagoo maxaabiis ah ” wax aan dilay in ka badan 30 Khawaarij ah sidoo kale wax aan qabanay 3 horjooge” ayuu yiri Guddoomiye Muuse.

Ugu dambayn Guddoomiye Muuse Salaad ayaa geesiyaasha Qaranka ugu hambalyeeyey guusha weyn ee ay ka gaareen dagaalka ay kula jiraan kooxaha Khawaarijta



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip