Wasiir dowlaha Wasaarada Gaashandhigga XFS oo kulan kula qaatay Agaasimaha Guud ee Ururka Heeganka Barriga Africa

0
Sunday October 06, 2024 - 20:54:07 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 42
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir dowlaha Wasaarada Gaashandhigga XFS oo kulan kula qaatay Agaasimaha Guud ee Ururka Heeganka Barriga Africa

    Wasiir dowlaha Wasaarada Gaashandhigga XFS Mudane Cumar Cali Cabdi ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasimaha Guud ee Ururka Heeganka Barriga Africa (Director Eastern Africa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir dowlaha Wasaarada Gaashandhigga XFS Mudane Cumar Cali Cabdi ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasimaha Guud ee Ururka Heeganka Barriga Africa (Director Eastern Africa
Standby Force) Brig (RTD) Paul Kahuria Njema iyo wafdi uu hogaaminaayo
Wasiir Cumar Cali Cabdi iyo Gen Paul Kahuria Njema ayaa ka wada hadlay Xoojinta Amniga Gobolka ,Qatarta argagixisada ay ku heyso wadamada Afrika
Sidoo Kale Labada Masuul ayaa ka wada hadlay sidii loo dar dargalin lahaa dagaalka lagula jiro Khawaarijta


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip