Saraakiisha Ciidanka gaarka ee Danab Iyo Gor-gor ayaa si wada jir ah ula hadlay cutubyo ka tirsan CXDS. Ee ku sugan furumaha hore ee dagaalka.
Saraakiisha Ciidanka gaarka ee Danab Iyo Gor-gor ee Xoogga dalka soomaliyeed ayaa si wada jir ah ula hadlay cutubyo ka tirsan CXDS. Ee ku sugan furumaha hore ee dagaalka.
Taliyaha Guutada16aad Kum Danab G/le Ceydaruus iyo Taliyaha Guutada 18aad Kuma Gorgor G/le Xasan Ciraaqi iyo Taliyaha Guutada 28aax Abuu Cubeyda G/le Cali waamo ayaa meel fagaaro ah kula hadlay Cutubyo katisrsan CXDS kuwaaso Farumaha Hore jooga Iyagoo Kula Dar-daarmay In ay Siilaba jibaaraan Howlgalka Lagula jiro Cadowka Khawaarijta ah
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed ayaa laba jibaaray howlgalka dalka looga saaraayo khawaarijta

0 