Qaar ka mid ah Culuma u diin Soomaaliyeed oo booqdey xarunta Ciidanka Booliiska Soomaaliya
Qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo maanta booqday Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa ku bogaadiyey shaqadii Boliiska Soomaaliyeed ay ka qabteen dadkii anshax xumada ka faafinayey baraha bulshada.
Sidoo kale Culimada Soomaaliyeed ayaa Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Ahmad firin ku amaaney go'aankiiisi ahaa in qofka xaafidul Qur'aanka ah ee ka mid noqonaya Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed la mid yahay qof haysta shahaado Dugsi Sare ah.