Madaxweyne Cali Guudlaawe oo tababar u soo xiray cutubyo katirsan ciidanka ilaalada madaxtooyada Hirshabeelle

0
Monday January 22, 2024 - 21:02:50 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Cali Guudlaawe oo tababar u soo xiray cutubyo katirsan ciidanka ilaalada madaxtooyada Hirshabeelle

    Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee madaxtooyada Dowlada Goboleeska Hirshabeelle oo muddo tababar uga socday Caasimada Jow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee madaxtooyada Dowlada Goboleeska Hirshabeelle oo muddo tababar uga socday Caasimada Jowhar.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ciidankaan daraawiishta ah ay u diyaarsan yihiin adkeynta amniga caasimada, Madaxtooyada sidoo kalana ay ka qeyb qaadan doonaan wajiga labaad ee howlgalada lagu ciribtirayo kooxda khawaarijta ah




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip