Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga gobolka Baay

0
Thursday December 14, 2023 - 19:23:56 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga gobolka Baay

    Howlgalkan ay fuliyeen ururka 154-aad Ee guutada 8aad ee qeybta 60aad Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa laga fuliyey Saaxada Raaxole, Gaanuwaay, Degolool, Banyaal, Biilale, Buulla- Adooy iyo deegaano kale dhaca woqooyi galbeed degmada Diinsoor e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgalkan ay fuliyeen ururka 154-aad Ee guutada 8aad ee qeybta 60aad Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa laga fuliyey Saaxada Raaxole, Gaanuwaay, Degolool, Banyaal, Biilale, Buulla- Adooy iyo deegaano kale dhaca woqooyi galbeed degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

Taliye Xigeenka ururka 154-aad guutada 8aad qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Xidigle Mursal Cali Maxamed ayaa ku tilmaamay howlgalka in uu ahaa bartilmaameedkiisa in lagu bacsado koox ka tirsan khawaarijta Al shabaab oo ku dhuumaleysanayey hoodka fog ee Degmada Diinsoor.

Taliyaha oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in weerark u ahaa mid qorsheysan oo ay ku qadeen goobo ay ku tuhmayeen inay isku aroorsanayeen Khawaarijta Al Shabaab.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip