![](http://snaradio.so/so/uploads/snaradio_baner.jpg)
Cali Jeyte Cismaan oo ugu baaqay shacabka Hiiraan inay u midoobaan dagaalka Khawaarijta
U Qaabilsanaha Xafiiska madawxyanaha JFS Ciidanka Difaaca Deegaanka Cali jeyte cismaan Oo ay wehlinayaan Saraakiil ka tirsan CXDS ayaa Waxgaradka ku dhaqan degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan kala Shiray sidii loo dar dargelin lahaa dagaalka ka dhan ah khawaarijta kaasoo ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay si wadajir ah uga wadaan deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan.
Cali Jeyte Cismaan oo ugu baaqay shacabka Hiiraan inay u midoobaan dagaalka Khawaarijta
U Qaabilsanaha Xafiiska madawxyanaha JFS Ciidanka Difaaca Deegaanka Cali jeyte cismaan Oo ay wehlinayaan Saraakiil ka tirsan CXDS ayaa Waxgaradka ku dhaqan degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan kala Shiray sidii loo dar dargelin lahaa dagaalka ka dhan ah