Howlgal qorsheysan oo laga fuliyey deegaanka Daynuunaay ee gobalka Baay

0
Tuesday December 05, 2023 - 17:24:06 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgal qorsheysan oo laga fuliyey deegaanka Daynuunaay ee gobalka Baay

    Hawlgal qorsheysan oo ay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka sameeyeen deegaanka Daynuunaaye ee gobolka Baay ayaa lagu burburiyo goobo lacago baad ah Khawaarijta ay ugu qaadi jireen dadka shacabka Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hawlgal qorsheysan oo ay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka sameeyeen deegaanka Daynuunaaye ee gobolka Baay ayaa lagu burburiyo goobo lacago baad ah Khawaarijta ay ugu qaadi jireen dadka shacabka Soomaaliyeed.

Hawlgalkaan waxaa hoggaaminayey Taliyaha Ururka 47-aad ee guutada 8aad qeybta 60aad ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed X/le Axmed Maxamed Nuur (Axmed Dhageey) ayaa sheegay in maleshiyadda Khawaarijta looga burburiyey goobo ay lacago Baad ah ay ka qaadayeen Shacabka oo u dhaxaysa degaanada Moodo – Moodo iyo Daynuunay ee Gobalka Baay.

Deegaano ka tirsan gobolka Baay iyo guud ahaan dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed waxaa ka socdo hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta, kuwaas oo ay iska kaashanayaan ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip