Ciidanka Xoogga Dalka oo horjooge ka tirsanaa Khawaarijta ku khaarijiyay howlgal ka dhacay Gobolka Baay.

0
Tuesday December 05, 2023 - 17:21:07 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo horjooge ka tirsanaa Khawaarijta ku khaarijiyay howlgal ka dhacay Gobolka Baay.

    Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanada Mooda-moode & Daynuunaay ee gobolka Baay, waxaana howlgalka lagu dilay horjooge ka tirsanaa Khawaarijta una qaablisanaa baada shacabka gobalada Baay, Bakool iyo Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanada Mooda-moode & Daynuunaay ee gobolka Baay, waxaana howlgalka lagu dilay horjooge ka tirsanaa Khawaarijta una qaablisanaa baada shacabka gobalada Baay, Bakool iyo Gedo.

Howlgalka lagu dilay horjoogaha ayaa waxaa fuliyay Ururka 47-aad Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo uu hogaaminayo X/le Axmed Maxamed Nuur (Axmed Dhageey).

Taliye Axmed Dhageey oo Warbaahinta Ciidamadda Qalabaka Sida la hadlay ayaa sheegay in horjoogaha lagu dilay howlgalka uu yahay "Xuseen Caddoow Jilib-gaab” oo maleeshiyada argagixisada ah u qaabilsanaa baada laga qaado dadka shacabka ah ee ku dhaqan gobolada Baay, Bakool, iyo Gedo.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa deegaanada dalka ka wada weerarada ay ku qaadayaan Khawaarijta si loo ilaaliyo hantida Shacabka dibna loo sugo amaanka deegaanadaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip