Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo qorsheysan ka sameeyay gobolka Bakool

0
Sunday November 05, 2023 - 19:34:13 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo qorsheysan ka sameeyay gobolka Bakool

    Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Gaar ahaan Ururka 260-aad Guutada 9-aad Qaybta 60-aad ee CXDS oo Uu Horkacyaalo Taliyaha Ururka 260-aad Dhame Onkod Macalin Aadan Iyo Ciidanka Degaanka Ayaa Howlgalo Qorshaysan Ka Sameyey Degaano Hoosyimaada Degmada W

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Gaar ahaan Ururka 260-aad Guutada 9-aad Qaybta 60-aad ee CXDS oo Uu Horkacyaalo Taliyaha Ururka 260-aad Dhame Onkod Macalin Aadan Iyo Ciidanka Degaanka Ayaa Howlgalo Qorshaysan Ka Sameyey Degaano Hoosyimaada Degmada Waajid ee gobolka Bakool.

Ciidanka ayaa burburiyey Saldhigyo ay khawaarijtu Ku Lahayeen Degaanka Dhuray Ee Gobolka Bokool iygoona Ka Hortagay Dhibatooyin ay Soo Maleegeen argagexisada si ay ugu dhibaateeyaan shacabka soomaaliyeed.

Sidookale Ciidanka ayaa la Wareegay Gacan Ku Haynta Degaanka Dhuray Ee Gobolka Bokool sida uu warbaahinta ciidamada qalabka sida u xaqiijiyay Taliyha Ururka 260-aad Dhame Onkod Macalin Aadan oo howlgalkaan hoggaamiyay.


Ciidanka Xds ayaa deegaanka ka wada baaritaano lagu xaqiijinayo amniga deegaanka loogana hortegayo dhagaraha cadwga ay u maleegaan shacabka soomaaliyeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip