
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay degmada Mahadaay
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka dhulka Xds G/sare Dayax Cabdi Cabdule Dayax Cabdi Cabdulle iyo geesiyaasha deegaanka ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka wada dhulka howdka ah ee deegaanada Ciid-ciidka iyo Cali-Fooldheere oo hoos taga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada Dhexe.
Ciidamadda ayaa howlgalla ka sameeyay degaannada Ciid-ciidka iyo Cali-Fooldheere gaar ahaan Dhulka howdka ah,waxaa maalmihii la soo dhaafay laga saaray maleeshiyadda Khawaarijta,goobaha laga saaray Khawaarijta ayaa Ciidamadu waxaa ay ka saareen miinooyin ay cadowgu doonayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay degmada Mahadaay
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka dhulka Xds G/sare Dayax Cabdi Cabdule Dayax Cabdi Cabdulle iyo geesiyaasha deegaanka ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka wada dhulka howdka ah ee deegaanada Ciid-ciidka iyo Cali-Foo