Horjooge ka tirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga

0
Friday September 15, 2023 - 18:23:20 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 188
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjooge ka tirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga

    Horjooge Yuusuf Sheekh Xasan oo mudo 12 sanoahah Khawaarijta ka tirsanaa ayaa saaka isku soo dhiiiibay Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka Bakool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Horjooge Yuusuf Sheekh Xasan oo mudo 12 sanoahah Khawaarijta ka tirsanaa ayaa saaka isku soo dhiiiibay Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka Bakool.

Horjoogahaan oo Khawaarijtu ugu yeerto Malaaq UK ayaa u qaabilsanaa daaweynta maleyshiyaadka, waxaana uu ku sheegay sababta uu uga soo baxay inay tahay in khawaariijta meel kasta oo ay joogaan ay ku sii badaneyso cabsida ,isla markaana uu yimid kala shaki badan oo dhexdooda ah.

Qofkii latuhmo waa la qaarijinaa sidaas darteed ayaan anigoo ka faaideysanaya Cafiska dowladda uga soo baxay ayuu yiri Yuusuf Malaaq



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip