Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta kusoo dhigay horjoogayaal ka tirsanaa khawaarijta

0
Wednesday August 23, 2023 - 10:26:30 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta kusoo dhigay horjoogayaal ka tirsanaa khawaarijta

    Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta ee shalay la wareegay deeganka Cowswayne ayaa soo Bandhigay horjoogayaal ay ka mid yihiin Cabdiraxmaan Foodeey kulmiye, Cabdullaahi Ibraahim Xasan , Aadan Ibraahim Abshir iyo Malleeshiyaad kale oo duurg

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta ee shalay la wareegay deeganka Cowswayne ayaa soo Bandhigay horjoogayaal ay ka mid yihiin Cabdiraxmaan Foodeey kulmiye, Cabdullaahi Ibraahim Xasan , Aadan Ibraahim Abshir iyo Malleeshiyaad kale oo duurgal ahaa.

Horjoogayaasha iyo Malleeshiyaadka ay soo bandhigeen Ciidanka Xoogga iyo kuwa dib u xoreynta ayaa in muddo ah ka shaqeynayay dhibaateynta shacabka Cowswayne.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip