Xarunta howlgelinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0
Wednesday August 23, 2023 - 10:24:15 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xarunta howlgelinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon oo ka caagan argagixisada ayaa Ciidamada Xoogga Dalka u jiheeyay shaqadoodii Qaran, waxaana iyagoo kaashanaya dadka Soomaaliyeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon oo ka caagan argagixisada ayaa Ciidamada Xoogga Dalka u jiheeyay shaqadoodii Qaran, waxaana iyagoo kaashanaya dadka Soomaaliyeed ay wajaheen cadowga.

Qorshaha ayaa ah cirib tirka Argagixisada Galmudug ku harsan in lagu soo gabagabeeyo wajiga hore ee dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip