
Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay deegaanka Caws weyne
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dib u xoreeynta Deganka ayaa la wareegay Deganka Cowsweeyne ee gobolka Gal-guduud.
Maleeshiyaadka kooxda Khawaariijta ah ayaa isaga cararay Deganka kadib markii ay kawar heleen howlgalka ciidanka Xds.
Taliyaha Guutada 17-aad ee kumaandooaka Xds gorgor Gaashaanle Saahid Jaamac Faarax ayaa Warbaahinta Ciidamadda u sheegay in Ciidanka Xds ay haatan wadaan baaritaano ay ku xaqiijinayaan amaanka degaanka.
Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay deegaanka Caws weyne
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dib u xoreeynta Deganka ayaa la wareegay Deganka Cowsweeyne ee gobolka Gal-guduud. Maleeshiyaadka kooxda Khawaariijta ah ayaa isaga cararay Deganka kadib markii ay kawar heleen howlgalka ciidanka Xds.