Taliyaha qeybta 43-aad Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Difaacyadda ciidanka ee Baar-sanguuni
Taliyaha qeybta 43-aad ciidanka xoogga dalka Jenaraal Cali Maxamed Maxamuud Bogmadow ayaa maanta kormeer ku tagay fariisimaha ciidanka qeybta 43-aad Xds ay ku leeyihiin degaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose.
Jeneraal Bogmadoow oo u kuurgalay xaalada ciidanka xds ee ku sugan baar-sanguuni ayaa geesiyaasha xoogga dalka kula dardaarmay dar-dar gelinta howl-galada ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda qeybo kamid ah Jubbaland.