Ciidanka Nabadsugida jubbaland oo fashiliyay qaraxyo Miino

0
Monday August 14, 2023 - 19:05:15 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Nabadsugida jubbaland oo fashiliyay qaraxyo Miino

    Ciidanka Hay'adda Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland oo kaashanaya shacabka reer Jubbaland ee Magaalada Kismaayo ayaa gacanta kusoo dhigay agabka Qaraxyada oo ay dhagar-qabayaasha Khawaarijta doonayeen iney ku waxyeeleeyaan dadka shacabka ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Hay'adda Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland oo kaashanaya shacabka reer Jubbaland ee Magaalada Kismaayo ayaa gacanta kusoo dhigay agabka Qaraxyada oo ay dhagar-qabayaasha Khawaarijta doonayeen iney ku waxyeeleeyaan dadka shacabka ah ee amniga iyo saxansaxada nabadadeed ku naaloonaya.

Ciidamada ayaa u mahadceliyay shacabka reer Jubbaland ee sida joogtada ah ugu soo wargeliya xogta dhagaraha ay khawaarijta u malegeeyso Shacabka reer jubbaland,si ay ciidamada uga howlgalaan.

Ciidanka xoogga iyo kuwa degaanka ayaa degaanno badan oo katitsan gobolada dalka kawada howlgallo ka dhan ah khawaarijta oo dhibaata badan ku hayo dadka shacabka ah



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip