
Ciidanka Xoogga Dalka oo khaarijiyay dhagar-qabe ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab oo kaashanaya Daraawishta maamulka Jubalandayaa fashilayay dhagar qabayaal ka tirsan Khawaariijta Alshawaab ka tirsan, kuwaas oo damcay in ay miino ku aasaan waddada halbowlaha u ah deegaannada Janaay-cabdalle iyo Buulo Guduud oo ka wada tirsan gobolka Jubbada hoose.
Ciidanka Xoogga Dalka oo khaarijiyay dhagar-qabe ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab oo kaashanaya Daraawishta maamulka Jubalandayaa fashilayay dhagar qabayaal ka tirsan Khawaariijta Alshawaab ka tirsan, kuwaas oo damcay in ay miino ku aasaan waddada halbowlaha u ah deegaannada Janaay-cabda