
Wasiirka Gaashaandhiga XFS iyo Taliyaha Ciidanka Xds oo tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidanka Danab
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarreye-Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska Xds ee Danab oo muddo tababar ku qaadanayay Dugsiga tababarka G/le Xasan Tuure ee XeradaBalli-doogle.
Wasiirka ayaa sheegay in ciidamadan tababarka dhammeystay loogu talagalay in ay qeyb ka noqdaan wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka Khawaarijta, kaas oo lagu waddo inuu Dalka ka bilowdo,isagoo u mahadceliyay dhallinyarada u dhabar adeegtay tababarka kuna ammaanay dadaalka ay bixiyeen.
Taliyaha Ciidanka Xds Sarreye-Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa sheegay in kumaandooska Danab taariikh wanaagsan kuleeyihiin ciidanka Xoogga Dalka tan iyo markii la aas aasay 1960.
Wasiirka Gaashaandhiga XFS iyo Taliyaha Ciidanka Xds oo tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidanka Danab
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarreye-Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska Xds ee Danab oo muddo tababar ku qaadanayay Dugsiga tababar