Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeer ku tagay qaar kamid degmooyinkii laga xorreeyay Khawaarijta

0
Saturday May 27, 2023 - 20:22:08 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeer ku tagay qaar kamid degmooyinkii laga xorreeyay Khawaarijta

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas Odowaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan taliyaha Ciidanka dhulka Gen. Maxamed Tahliil Biixi, Taliyaha Ciidamada Howlgalada Gaarka ah ee dowlada Mareykanka Col John Bishop iyo saraakiil kale ayaa booqday degmooyinka G

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas Odowaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan taliyaha Ciidanka dhulka Gen. Maxamed Tahliil Biixi, Taliyaha Ciidamada Howlgalada Gaarka ah ee dowlada Mareykanka Col John Bishop iyo saraakiil kale ayaa booqday degmooyinka Galcad iyo Aadan-Yabaal oo ka mida degmooyinkii ugu muhiimsanaa ee argagixsadu laga eryay.

Taliyaha xoogga iyo waftigiisa ayaa kormeeray fariisimaha geesiyaasha xoogga dalka, waxaana uu warbixino ka dhageystay saraakiisha naftood hurayaasha ah ee halkaasi ku sugnaa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip