Ciidamada Kumaandooska Danab oo burburiyay fariisimo Khawaarijtu ku lahayd Jubbada Hoose
Ururka 5-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Guutada 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka sameeyey deegaanno hoostaga Gobolka Jubbada Hoose.
Ciidanka ayaa burburiyey goobihii ay Khawaarijta nafla caariga ah kaga dhuumanayeen deegaannada Goley, Libaaxley, Dharkayn Urur iyo Dhaqajo oo ka wada tirsan gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ciidamadu ka wadaan howlgallo Nabadgelyada lagu xoojinayo.