Kulan looga hadlayay dardargelin howlgalada Dalka looga ciribtirayo Khawaarijta oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
Friday May 12, 2023 - 13:55:59 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan looga hadlayay dardargelin howlgalada Dalka looga ciribtirayo Khawaarijta oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

    Kulan looga hadlayay sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka khawaarijta ayaa maanta wuxuu ka dhacay xaruunta ciidanka howlgalka wadajirka ah ee Doowladaha Safka hore oo ay kamid yihiin Soomaaliya Ithopia, Kenya, Jabuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan looga hadlayay sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka khawaarijta ayaa maanta wuxuu ka dhacay xaruunta ciidanka howlgalka wadajirka ah ee Doowladaha Safka hore oo ay kamid yihiin Soomaaliya Ithopia, Kenya, Jabuti.
Kualanka waxaa kaqeyb galay Taliyaha Ciidanka howlgalka wadajirka ah ee Doowladaha Safka hore Jeneraal Maxamed Cali Bariise, Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada Mudane Maxamed Cabdi Waare, safiirka dowlada Kenya u fadhiya Soomaaliya Ambassador Thomas Chepkuto, saraakiil katirsan Ciidanka Xds iyo Ciidanka Kenya.












Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip