
Ciidanka xoogga oo howlgal ku dilay 40 dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorshaysan ku dilay 60 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta ka dib howlgal qorsheysan saaka ka dhacay deegaanka Ceel-qaboobe oo qiyaastii 50 KM dhanka Koonfureed ka xiga degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug,sida uu Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen Odowaa Yuusuf Raage u xaqiijiyey warbaahinta Ciidamadda Qalabaka Sida.
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa sidoo kale sheegay in la gubay Gaari BG ah oo ay khawaarijtu kasoo buuxiyeen walxaha Qarxa sidoo kalena gacanta lagu dhigay Gaari Xaajiyad nooca loo yaqaan qooqanta ah wuxuuna xusay in maleeshiyaadka khawaarijta ee howlgalka lagu laayay ay ku jiraan kuwo ajaaniib ah.
Sidoo kale hawlgalkan ayaa lagu qabtay tiro maxaabiis Maleeshiyaadka khawaarijta ka tirsan sidoo kalena waxa Ciidanku gacanta ku dhigeen Saanad hub ah oo kooxdu ku hawlgalaysay.
Ciidanka xoogga oo howlgal ku dilay 40 dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorshaysan ku dilay 60 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta ka dib howlgal qorsheysan saaka ka dhacay deegaanka Ceel-qaboobe oo qiyaastii 50 KM dhanka Koonfureed ka xiga degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug,sida uu Tali