Cutubyo katirsan Ciidanka Kumaandooska Xds ee Danab oo Maanta Tababar Uga Furmay Xerada Bali-doogle.
Taliyaha Guutada 16'aad Ciidanka Kumandooska Xoogga Dalka Somaliyeed Ee Danab Gaashanle Dhexe Axmed Cabdulaahi Nuur Beeryare ayaa Manta Tobabar u furay Dufcadii Sagaalad oo Ka Mid noqonaysa Ciidanka Danab.

Manasibada Tobabarka lagu furayey ayaa ka dhacday Dugsiga Tobabarka Danab ee Gaashanle Xassan Maxamed Cismaan (Xassan Tuurre) kuna yaala degaanka Balidoogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Munaasabada furitaanka tababarka waxaa ka qeybgalay saraakiil katirsan ciidanka xds iyo Amisom iyo mari sharafkale.