Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa maanta tabbar loogu soo xeray dalka Ethiopia.
Cutubyadani maanta tababar loogu soo xiray dalka Ethopia ayaa in mudo ah tababar ku qaadanayay dalkaasi iyagoona qeyb kanoqonaya ciidanka xoogga dalka ee dalka kawada howlgalada lagu ciribtirayo khawaarijta.
Waxaana soo xeray tababarkaan Col Axmed Ciise oo ah Taliyaha Ciidamadda heeganka ee Bariga Africa ku metela Somalia iyo ku xigeenka Uqaybsanaha Arimaha Ciidamadda Safaradda Somalia ee Addis Ababa dhamme Maxamuud Cumar Xaabul.