
Ciidanka Kumaandooska Xds ee Danab oo howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta kasameeyay degaano katirsan Gobolka Shabeelaha dhexe
Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa howlgallo lagu baacsanayo haraadiga khawaarijta Alshabaab ka sameeyey Deegaanka ceel Cali gasle oo dhanka waqooyi ka xiga deegaanka ceel cali axmed ee gobolka Sh.dhexe.
Ciidanka ayaa cagta mariyay goobo ay gabaad ka dhiganayeen argagagixisada oo ay ku dhibaateyn jireen dadka Shacabka ah.
Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa warbaahinta codka Ciidamada u sheegay inay burburiyeen saldhigyo ay Khawaarijta ku lahaayeen deegaankaas, ayna ku raadjoogaan firxadka Khawaarijta.
Ciidanka Kumaandooska Xds ee Danab oo howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta kasameeyay degaano katirsan Gobolka Shabeelaha dhexe
Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa howlgallo lagu baacsanayo haraadiga khawaarijta Alshabaab ka sameeyey Deegaanka ceel Cali gasle oo dhanka waqooyi ka xiga deegaanka ceel cali axmed ee gobolka Sh.dhexe