Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isku dhiibay Ciidanka Xoogga dalka
Isxaaq Macallin Aadan oo Magaciisa Af-garashadu yahay Isxaaq Calooley ayaa isku soo dhiibay qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Isxaaq ayaa khawaariijta u qaabbilsanaa qeybta jabhadda, isagoo ka qeyb qaatay dagaallo ka dhacay deegaanno ka tirsan gobollada Baay, Gedo iyo Shabeellada dhaxe.
Isxaaq waxaa uu sheegey in sababta ku kalliftay in Khawaariijta uu isaga soo baxo ay tahay dhibaatada ay u geysanayaan Shacabka iyo gumeysiga dhexdooda ka jira.