Ciidamada Booliska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay walxo qarxa iyo dhagar qabihii waday

0
Wednesday April 26, 2023 - 20:46:04 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Booliska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay walxo qarxa iyo dhagar qabihii waday

    Hoggaanka Baarista Dembiyada iyo Qeybta Guud ee Booliska gobolka Banaadir oo iskaashanaya ayaa maanta degmada Deyniile gaar ahaan Warlaliska ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan eedeysane Khawaarij Xasan Nuur Cali oo walxaha qarxa ku waday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaanka Baarista Dembiyada iyo Qeybta Guud ee Booliska gobolka Banaadir oo iskaashanaya ayaa maanta degmada Deyniile gaar ahaan Warlaliska ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan eedeysane Khawaarij Xasan Nuur Cali oo walxaha qarxa ku waday Mooto Bajaaj Guduud ah.

Ciidanka Booliska oo fashiliyay qorshaha Khawaarij Xasan Nuur Cali ayaa sheegay inuu rabay waxyeeleynta shacab Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan, waxayna ciidanku halkaas ay ku qarxiyeen miinadii uu waday dhagar- qabaha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip