Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay Salaadda janaasada AUN Marxuum Cabdicasiis Maxamed Maxamuud

0
Monday April 24, 2023 - 16:54:09 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 144
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay Salaadda janaasada AUN Marxuum Cabdicasiis Maxamed Maxamuud

    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur, taliye ku-xigeenka ciidanka Xoogga Jeneraal Cabaas Amiin Cali iyo Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka ayaa Salaadda janaasada kula tukaday xarunta wasaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur, taliye ku-xigeenka ciidanka Xoogga Jeneraal Cabaas Amiin Cali iyo Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka ayaa Salaadda janaasada kula tukaday xarunta wasaaradda Gaashaandhigga AU/N Laba xidigle Cabdi Casiis Maxamed Maxamuud.

Laba xidigle Cabdi Casiis Maxamed Maxamuud oo ahaa ku-xigeenkii madaxa hogganka howlgalinta ciidnaka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shalay Muqdisho ugu geeriyooday dhaawac soo gaaray.

Allah ha unaxariistee Laba xidigle Cabdi Casiis Maxamed Maxamuud ayaa tababaro kala duwan oo heerkiisu sareeyo ku soo qaatay dalka dibadiisa, waxuuna kamid ahaa sarakiisha fir-fircoon ee qeybta weyn ku lahaa howlgallada ka dhanka ah khawaarijta ee ka socdo guud ahaan dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip