Ciidanka xoogga oo howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaanka Ceel-Qansax oo hoos taga degmada Galcad

0
Sunday April 23, 2023 - 14:06:55 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka xoogga oo howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaanka Ceel-Qansax oo hoos taga degmada Galcad

    Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka degaanka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen degaanka Ceel-Qansax oo hoos taga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa waxay burburiyeen fariisimo ay si qarsoodi ah isugu abaabulayeen maleeshiyaad Khawaarij ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka degaanka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen degaanka Ceel-Qansax oo hoos taga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa waxay burburiyeen fariisimo ay si qarsoodi ah isugu abaabulayeen maleeshiyaad Khawaarij ah.

Ciidanka Xds sidoo kale nolosha ku qabtay ilaa iyo shan ka tirsan Maleeshiyada Khawaarijta ah, gaari nooca xamuulka qaada ah oo loo yaqaano BG, saanad ciidan iyo sahay raashin iyo shidaal ah.

Guud ahaan ammaanka degaanka howlgalka laga fuliyey ee Ceel-Qansax ayaa la xaqiijiyay, sida saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ay u xaqiijiseen Warbaahinta Qaranka.

Goor dhow la soco faah-faahin intaan ka badan oo ku saabsan howlgalkaas.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip