Ciidanka Booliska oo Muqdisho Ka Wada howlgallo Amniga lagu Xaqiijinayo.

0
Tuesday March 21, 2023 - 18:33:33 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 48
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliska oo Muqdisho Ka Wada howlgallo Amniga lagu Xaqiijinayo.

    Muqdisho (SNA RADIO)- Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa magaaladda Muqdisho iyo nawaaxigeeda ka wada howlgallo lagu hubinayo Mootooyinka, Gawaarida, dadka iyo wax kasta oo laga shakinkaro, si looga hortaggo falal amniga lid ku ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (SNA RADIO)- Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa magaaladda Muqdisho iyo nawaaxigeeda ka wada howlgallo lagu hubinayo Mootooyinka, Gawaarida, dadka iyo wax kasta oo laga shakinkaro, si looga hortaggo falal amniga lid ku ah.

"Waxaa si habsami leh u socda Howlgalo ka socda Magaalada Caasmiada ah iyo nawaaxigeeda, howlgaladaan ayaa lagu hubinayaa Mootooyinka, Gawaarida, dadka iyo wax kasta oo laga shakinkaro. Howlgaladu wey sii socondoonaan ilaa inta Amniga laga xaqiijinayoā€¯ Afhayeenka Booliska.
.
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip