
Ciidanka Xoogga oo 30 ka mid ah khawaarij ah ku dilay Sh/dhexe
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo ciidanka degaanka ayaa fashiliyay isku day weerar oo maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab ay subaxnimadii saakay kusoo qaaddeen fariisimaha Ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin deegaanka Daarul-niciim ee gobolka Shabeellada dhexe.
Ciidanka xoogga ayaa khawaarijta ka dilay in ka badan 30 kamid ah malleeyshiyaadkooda iyo Horjoogayaal, waxaana halkaasi loogu furtay hub fara badan sida uu Warbaahinta Qaranka u sheegay Taliyaha Ciidanka lugta ee xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal, Maxamed Tahliil Biixi
Ciidanka Xoogga oo 30 ka mid ah khawaarij ah ku dilay Sh/dhexe
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo ciidanka degaanka ayaa fashiliyay isku day weerar oo maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab ay subaxnimadii saakay kusoo qaaddeen fariisimaha Ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin deegaanka Daarul-niciim ee gobol