
Ciidanka Xds oo Gobolka Shabeelaha hoose ku Dilay 14 Dhagarqabe.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgal qorsheeysan ka sameeyay tuulooyinka Mayaay iyo Ceel-shiino oo 4 Km dhanka Waqooyi Galbeed kaga began degaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha hoose ayay ku dilay 14 dhagar qabayaal katirsan maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta Al-shabaab.
Taliyaha Guutada 14 Oktoobar Xds G/Sare Nuur Maxamed Gaaboow ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in Ciidanka Xds oo kawar helay in maleeshiyaadka argagixisada ku dhuumaaleeysanayaan Tuulooyinkaasi ayaa howlgal qorsheeysan ka sameeyay si ay uga hortagaan dhagarta khawaarijta wuxuu sheegay in argagixisada lagaarsiiyay jab xoogan islamarkaasna laga dilay 14 dhagar qabe.
Ciidanka Xds oo Gobolka Shabeelaha hoose ku Dilay 14 Dhagarqabe.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgal qorsheeysan ka sameeyay tuulooyinka Mayaay iyo Ceel-shiino oo 4 Km dhanka Waqooyi Galbeed kaga began degaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha hoose ayay ku dilay 14 dhagar qabayaal katirsan male