Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la yeeshay Talyaha Ciidanka ATMIS iyo Saraakiil kale.

0
Saturday October 29, 2022 - 17:30:50 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la yeeshay Talyaha Ciidanka ATMIS iyo Saraakiil kale.

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Odowa Yusuf Raage Ayaa xafiiskiisa ku soo dhawayey Sarakiil uu horkacayey Taliyaha Ciidanka ATMIS, Waxaana ay kawada hadleen dar dargelinta howlgalada ka socda guud ahaan dalka, kuwaasi oo lagu ciribtirayo argag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Odowa Yusuf Raage Ayaa xafiiskiisa ku soo dhawayey Sarakiil uu horkacayey Taliyaha Ciidanka ATMIS, Waxaana ay kawada hadleen dar dargelinta howlgalada ka socda guud ahaan dalka, kuwaasi oo lagu ciribtirayo argagixisada naf la caariga ah ee Al-shabaab iyo sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta Ciidanka Xoogga iyo Ciidanka ATMIS ee howsha u jooga Soomaliya.

Gabo-gabada kulanka ayaa Taliyaha wuxuu hadiyado gudoonsiyey Taliyaha Ciidanka ATMIS ee howsha u jooga Soomaaliya isagoona uga mahadceliyay wada shaqayntooda joogtada ah iyo garab istaagooda.

Waxay noqon kartaa sawirka 1 qof iyo gudaha

Waxay noqon kartaa sawirka 3 dad iyo dadka taagan

Waxay noqon kartaa sawirka 2 dad, dadka taagan iyo dareeska ciidanka

 

Waxay noqon kartaa sawirka 8 dad, dadka taagan iyo dareeska ciidanka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip