Wasiirka Gaashaandhigga Xfs iyo Taliyaha Ciidanka Xds Oo Gaaray Magaalada Baydhabo.

0
Sunday October 16, 2022 - 20:00:21 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga Xfs iyo Taliyaha Ciidanka Xds Oo Gaaray Magaalada Baydhabo.

    Wasiirka Gashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, iyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odaywaa Yuusuf Raage, ayaa gaaray maagaalada Baydhabo ,si loo dar-dargeliyo howlgalada dib u xoraynta dalka gaar aha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, iyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odaywaa Yuusuf Raage, ayaa gaaray maagaalada Baydhabo ,si loo dar-dargeliyo howlgalada dib u xoraynta dalka gaar ahaan Deeganada Koonfurgalbeed Soomaaliya.

Howlgalo looga saraayo dalka Argagixisada,ayaa ka socda qeyba badan oo kamid ah,Gobalka Hiraan,iyo Qeybo kamid ah Shabeelaha Dhaxe,Waxaana hormuud u ah Ciidanka Xoogga dalka Oo kaa shanaaya Dadka degaanka ee go’aansaday in Soomaaliya laga ciribtiro Aragagaxisada Arxanka daran ee Al-shabab,







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip