Maxkamad Beenaad Argagixisadu Ku Lahayd Meel Udhow Basra Oo La Burburiyay

0
Wednesday September 28, 2022 - 23:00:28 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 356
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamad Beenaad Argagixisadu Ku Lahayd Meel Udhow Basra Oo La Burburiyay

    Ciidanka Xoogga, gaar ahaan ururka 9-aad, guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ku khaarijiyay, Dhagarqabayaal katirsan Argagixisada Al-Shabaab oo ku sugnaa maxkamad beenaad ay ku lahaayeen tuula

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga, gaar ahaan ururka 9-aad, guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ku khaarijiyay, Dhagarqabayaal katirsan Argagixisada Al-Shabaab oo ku sugnaa maxkamad beenaad ay ku lahaayeen tuulada Sabya oo katirsan deegaanka Basra.

Howlgalka ayaa guud ahaan lagu burburiyay Maxkamad beenaadka ugu weyn oo ay Cadawga Shabaab dib uga furteen tuulada Sabya si ay usii wataan baadda ay ku hayeen shacabka ku nool gobolada Shabeelooyinka iyo Banaadir, sida uu Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u xaqiijiyay taliyaha guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Bashiir Cumar oo howlgalka hogaaminayay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip