Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga X.F.S oo Naadiga Horseed ugu hambalyay hanashada horyaalka Somali Premier League ,

0
Monday August 02, 2021 - 20:29:47 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga X.F.S oo Naadiga Horseed ugu hambalyay hanashada horyaalka Somali Premier League ,

    Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga XFS Mudane .Xasan Xuseen Xaaji ayaa Hambalyo u diray kooxda Horseed Ee CXDS oo ku guuleysatay Somali Premier League ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga XFS Mudane .Xasan Xuseen Xaaji ayaa Hambalyo u diray kooxda Horseed Ee CXDS oo ku guuleysatay Somali Premier League ,

"Waxaan leeyahay waxaad muujiseen dadaal adag mudadii uu Socday Horyaalka ,Waxaan idiin rajeynaa mustaqbal ifiya iyo horumar isboorti ,guusha aad maanta gaarteen waa mid aan ku faaneyno oo rajo galineysa Taliska CXDS iyo Wasaaradda Gaashaandhigga XFS " ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip