Shir looga hadlayay dhismaha Wadada Jaziira oo Muqdisho lagu qabtay.

0
Sunday August 01, 2021 - 19:27:16 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir looga hadlayay dhismaha Wadada Jaziira oo Muqdisho lagu qabtay.

    Shir looga hadlayay dhismaha Wadada Jaziira oo ka mid ah wadooyinka ee muhiimka ah ay bulshada baahida badan u qabaan ayaa lagu qabtay Xafiiska Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir looga hadlayay dhismaha Wadada Jaziira oo ka mid ah wadooyinka ee muhiimka ah ay bulshada baahida badan u qabaan ayaa lagu qabtay Xafiiska Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shirkaan oo uu Shir Guddoominayay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Maaliyadda DFS , Gudoomiyaha Gobolka Banaadir , Danjiraha Dowladda Turkia u fadhiya Soomaaliya iyo masuuliyiin kale.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa dadaal ugu jira sidii loo dhisi lahaa Wadooyinka muhiimka u ah isu socodka bulshada Soomaaliyeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip