Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray degaanno dhawaan ay la wareegeen ciidamada xoogga dalka

0
Tuesday April 06, 2021 - 21:26:29 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray degaanno dhawaan ay la wareegeen ciidamada xoogga dalka

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye "Qoorqoor" ayaa maanta kormeeray furimaha dagaalka, gaar ahaan deegaanada Sinadhaqo iyo labi-dulle oo Samareeb kaga beegan jahada koonfureed, si uu ugu bogaadiyo Ciidamada Dowladda Federaalka guulah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye "Qoorqoor" ayaa maanta kormeeray furimaha dagaalka, gaar ahaan deegaanada Sinadhaqo iyo labi-dulle oo Samareeb kaga beegan jahada koonfureed, si uu ugu bogaadiyo Ciidamada Dowladda Federaalka guulaha ay kasoo hooyeen Howlgallo maalmahan socdey oo lagu xoreeyay deegaanadaaasi Argagaxisadu dhuumaaleysiga ku joogtay.

Madaxwaynaha Galmudug oo ay wehliyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadiisa sida Wasiirka Amniga Axmed Macalin Fiqi ayaa Ciidamada iyo Saraakiisha Deegaanadaasi qabtey ku tilmaamey geesiyaal looga fadhiyo in ay hore u sii wadaan howlgalladooda ilaa laga gaaro dhulka fog ee xeebaha ku teed



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip