
Kooxda Arsenal Oo Isha La Raaceysa Xiddig Qadka Dhaxe Uga Ciyaara Inter Milan Oo Lagu magacaabo
Kooxda reer England ee Arsenal ayaa lagu soo warmaayaa in ay isha la raaceyso xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara kooxda Inter Milan ninka lagu magacaabo Mateo Kovacic. Kooxda Arsenal ayaa xiddigan u aragta mid mustaqbal aad u wanaagsan ku dhex leh koxda Arsenal isla markaana waxaa ay doonayaan in ay soo qaataan wax walboy ku qaadato.
Xiddigan reer Croatia ayaa waxaa lagu tilmaama in uu yahay mid kamid ah xiddigaha ugu wanaagsan waxaana indaha la raacaya kooxa dowr ah.
Majaldda the Mitro ayaa laga soo xiganayaa in xiddigan ay Arsenal u aragto in uu bedel u noqon karayo xiddigo dhowr ah oo qadka dhaxe uga ciyaara kuwaas oo ay dooneyso in ay kooxda ka fasaxdo.
Arsenal iminka waxaa ay fadhisaa booska 3aad ee kala horeynta horyaalka ingriiska iyadoona keliya ay ka horeyaan CHelsea iyo Machester City.
Xiddigan reer Croatia ayaa waxaa lagu tilmaama in uu yahay mid kamid ah xiddigaha ugu wanaagsan waxaana indaha la raacaya kooxa dowr ah.
Majaldda the Mitro ayaa laga soo xiganayaa in xiddigan ay Arsenal u aragto in uu bedel u noqon karayo xiddigo dhowr ah oo qadka dhaxe uga ciyaara kuwaas oo ay dooneyso in ay kooxda ka fasaxdo.
Arsenal iminka waxaa ay fadhisaa booska 3aad ee kala horeynta horyaalka ingriiska iyadoona keliya ay ka horeyaan CHelsea iyo Machester City.
Kooxda Arsenal Oo Isha La Raaceysa Xiddig Qadka Dhaxe Uga Ciyaara Inter Milan Oo Lagu magacaabo
Kooxda reer England ee Arsenal ayaa lagu soo warmaayaa in ay isha la raaceyso xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara kooxda Inter Milan ninka lagu magacaabo Mateo Kovacic.