Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo booqday Dhaawacyada Ciidamo ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya.

0
Sunday April 04, 2021 - 18:37:44 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo booqday Dhaawacyada Ciidamo ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya.

    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa booqday Dhaawacyada Ciidamo ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya oo ku soo dhaawacmay Dagaal argagisixadda ay kula galeen Bariire iyo Awdheegle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa booqday Dhaawacyada Ciidamo ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya oo ku soo dhaawacmay Dagaal argagisixadda ay kula galeen Bariire iyo Awdheegle.
"waxaad ku dhaawacanteen Difaaca dadkiina , dalkiin iyo diinteenna , naftiina ayaad u hurteen difaaca qaranimada Soomaaliya , Taariikhdana baal-dahab ah ayaad ka gasheen dadkiinana waa idin xusuusan doonaan oo qalbiyadooda kama go’I doontaan”ayuu yiri Wasiir Difaaca Soomaaliya .

Sidoo kale Waxa uu u rajeeyay Caafimaad taam ah , isagoo sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka heli doonaan daryeel iyo ka warqab.

Ciidanka Xoogga dalka soomaaliya ayaa argagixisadda kala wareegay deegaanno dhowr ah oo ay hore ugu dhibaateyn jireen Shacabka Soomaaliyeed .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip