Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Oo Shabeelada Dhexe Kudilay Maleeshiyaad Katirsan Al-shabaab.

0
Tuesday March 02, 2021 - 11:42:40 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 982
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Oo Shabeelada Dhexe Kudilay Maleeshiyaad Katirsan Al-shabaab.

    Howlgalkani oo ahaan mid qorsheeysan ayay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee danab kafuliyeen degaanka gamboole oo qiyaastii 48 kiilo mitir ujira magaalada jowhar ee xarunta doowlad goboleed Hirshabeele.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgalkani oo ahaan mid qorsheeysan ayay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee danab kafuliyeen degaanka gamboole oo qiyaastii 48 kiilo mitir ujira magaalada jowhar ee xarunta doowlad goboleed Hirshabeele.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayay kumaandooska kudileen kudhawaad 10 maleeshiyaad ah tiro intaasi kabadana weey dhaawaceen sidookale ciidanka waxeey soo qabteen hub iyo saanadkale oo ciidan sida uu u xaqiijiyay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida Kusimaha Taliyaha guutada 16-aad ee kumaandooska xoogga dalka danab ahna taliyaha ururka 7-aad ee guutada 16-aad dhamme Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure)

 

Howlgalka oo ay fuliyeen ururka 7-aad ee guutada 16-aad kumaandooska xoogga dalka ayaa yimid kadib markii ay kawar heleen in maleeshiyaadka al-shabaab ay degaankaasi gamboole ku dhibaateeynayaan.

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ayaa maalmihii ugu dambeey gobolka shabeelaha dhexe kawaday howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyaadka al-shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip