Ciidanka gaarka ah ee Booliska Soomaliya oo Howlgal ka fuliyay Degmada Afgooye''Sawirro''

0
Tuesday February 16, 2021 - 17:24:11 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 570
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka gaarka ah ee Booliska Soomaliya oo Howlgal ka fuliyay Degmada Afgooye''Sawirro''

    Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Haram-cad ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka waxay ka sameeyeen degmadda Afgooye ee gobolka Sh.hoose, waxaana sidoo kale Ciidanka ay sugayaan amniga wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Haram-cad ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka waxay ka sameeyeen degmadda Afgooye ee gobolka Sh.hoose, waxaana sidoo kale Ciidanka ay sugayaan amniga wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

Howlgalkaan oo ahaa Mid qorsheysan ayaa waxaa lagu soo qabtay dad looga shakisan yahay nabadiidka Al-shabaab

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Haram-cad oo la hadlay Idaacada Ciidamada ayaa sheegay in Howlgalka laga fuliyay xafaadaha iyo tuulooyinka hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip