189 Maleeshiyaad Al-Shabaab ahaa oo lagu dilay Shabeelaha hoose.

0
Saturday January 23, 2021 - 17:16:38 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    189 Maleeshiyaad Al-Shabaab ahaa oo lagu dilay Shabeelaha hoose.

    Howlgal siwadajir ah ay u sameeyeen ciidanka Xoogga dalka iyo Amisom ayaa lagu dilay ku dhawaad 200 maleeshiyaad katirsan Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal siwadajir ah ay u sameeyeen ciidanka Xoogga dalka iyo Amisom ayaa lagu dilay ku dhawaad 200 maleeshiyaad katirsan Al-shabaab.

Afhayeen u hadlay Ciidanka Uganda ee qeybta ah howlgalka midoowga Afrika ee AMISOM oo lagu magacaaboLt. Col. Deo Akiiki,ayaa sheegay in ay Al-Shabaab ka dileen 189 xubnood, kadib howl-gal ay ka fuliyeen degaanka Siigaale oo ka tirsan Shabeelaha hoose.

 

Howlgalkan oo ay qeyb ka ahaayeen Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu soo qabtay Laba xubnood oo ka tirsan horjoogayaasha Al-Shabaab, iyagoo sidoo kale burburiyay Gaadiid dagaal oo ay lahaayeen Argagixisada.

Ciidamadda wada jira ayaa sidoo kale howl-galo balaaran oo lagu baacsanayo kooxaha nabadiidka ah ka sameeyay degaano badan oo ka tirsan Shabeelaha hoose.

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip