Taliyaha qeybta 4aad ee ciidamada AMISOM oo gaarey magaaladda Samareeb "Sawirro"

0
Tuesday September 29, 2020 - 17:52:32 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 398
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha qeybta 4aad ee ciidamada AMISOM oo gaarey magaaladda Samareeb "Sawirro"

    Taliyaha qeybta afaraad ee ciidamada AMISOM Col. Cabdiraxmaan Riyaale Xareed oo maanta gaarey Magaalada Samareeb ee Caasimada Galmudug ayaa kulan looga hadlayay Amniga la qaatay Saraakiisha Taliska Qeybta 21-aad oo uu hoggaaminayay Taliyaha qeybta Ge

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha qeybta afaraad ee ciidamada AMISOM Col. Cabdiraxmaan Riyaale Xareed oo maanta gaarey Magaalada Samareeb ee Caasimada Galmudug ayaa kulan looga hadlayay Amniga la qaatay Saraakiisha Taliska Qeybta 21-aad oo uu hoggaaminayay Taliyaha qeybta Gen. C/Casiis C/laahi Qooje.

Kulankaan oo diirada lagu saarey howlgalada Argagaxisada looga xoraynayo Galmudug ayuu taliska 21-aad uga mahad celiyay Ciidanka Jabuuti doorka ay ku leeyihiin howlaha socda, iyadoo la isla eegay sida ugu haboon ee howlgalada loo balaarin karayo, si argagaxisada looga dulqaado shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatada ay ku hayeen.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip