Danab oo Dilay Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa degaanka Mubaarak iyo Tiro Maleyshiyaad ah

0
Thursday September 24, 2020 - 19:25:37 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Danab oo Dilay Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa degaanka Mubaarak iyo Tiro Maleyshiyaad ah

    Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo ku hubeysan gadiidka Dagaalka ayaa labo jiho ka weeraray Degaanka Mubaarak ee gobolka Shabellada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo ku hubeysan gadiidka Dagaalka ayaa labo jiho ka weeraray Degaanka Mubaarak ee gobolka Shabellada Hoose.

Kumaandooska Soomaaliya ayaa Howlgalka ku dilay Gudoomiyihii Al-shabaab ee degaanka Mubaarak iyo tiro ka tirsan Maleyshiyada Al-shabaab

Nabadiidka Al-shabaab ayaa Sumeeyay Ceelasha Biyaha degaanka Mubaarak

Sidoo kale Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya waxa ay Howlgalka ku bur buriyeen gaari Hoomey ah oo Nabadiidka Al-shabaab ay ku diyaariyeen walxaha Qaraxa

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya oo la hadlay Idaacada Ciidamada ayaa sheegay in Howlgalka lagu dilay Horjogihii Al-shabaab u qaabilsanaa degaanka Mubaarak iyo tiro Maleyshiyaad ah

Saraakiisha Danab waxa ay horjogaha la dilay magaciisa ku sheegeen Sheekh Cabdulle Gaare oo Nabadiidka Al-shabaab u qaabilsanaa Degaanka Mubaarak

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip