Ciidanka Xoogga dalka oo ku baxay deegaan maleeshiyada Al-Shabaab dad shacab ah ku dhibaateynayaan+Sawirro

0
Saturday September 19, 2020 - 17:43:51 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 438
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga dalka oo ku baxay deegaan maleeshiyada Al-Shabaab dad shacab ah ku dhibaateynayaan+Sawirro

    Ciidamada Xoogga Dalka qeybta 21-aad gaar aaan Guutada 15-aad ayaa dagaal qorsheysan waxay ku qaadeen deegaanka Miir-dugul oo duleedka Koonfur kaga beegan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka qeybta 21-aad gaar aaan Guutada 15-aad ayaa dagaal qorsheysan waxay ku qaadeen deegaanka Miir-dugul oo duleedka Koonfur kaga beegan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Ciidanka Xoogga ayaa ku baxay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo dad shacab ah ku dhibaateynaya deegaankaas, halkaas waxaa ka dhacay dagaal xooggan oo ugu danmbeyn qasbay iney argagixisada isaga cararaan deegaanka.

Ciidamo ka tirsan Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad oo howlgalkan fuliyay ayaa ku sugan aagii lagu dagaalamey, waxaana goobta isaga baxsadey Alshabaab sida ay sheegeen saraakiisha hoggaamineysa ciidamadan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip