Xaalado Cusub Oo COVID19 Ah Oo Dalka Laga Diiwaan Geliyay 24-kii Saac Ee Ugu Dambeeyay "SAWIRRO"

0
Thursday May 14, 2020 - 22:24:49 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaalado Cusub Oo COVID19 Ah Oo Dalka Laga Diiwaan Geliyay 24-kii Saac Ee Ugu Dambeeyay "SAWIRRO"

    Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay65xaaladood oo COVID-19 ah,5qofood oo xanuunka ka boqsootay iyohalbukaan oo u geeriyooday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay65xaaladood oo COVID-19 ah,5qofood oo xanuunka ka boqsootay iyohalbukaan oo u geeriyooday.

Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay Koonfur Galbeed24, Somaliland14, Puntiland13, gobalka Banaadir13iyo Jubalandhalbukaan.

Bukaannada cusub41ayaa rag ah24-na waa haween.1,284xaaladood oo COVID-19 ah ayaa guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay, Geeridu waxay mareysaa53, waxaana guud ahaan ka bogsooday135ruux.

Wasiirka Caafimaadka ayaa ku baaqday in wadajir looga qayb qaato dadaallada lagu xakameynayo faafitaanka Feyruska Karoona, in dadka waaweyn iyo dadka xaruunnada daaha qaba si gaar ah xaaladdooda looga taxaddaro iyo in wacyi gelinta iyo talooyinka caafimaad si saxan loogu dhaqmo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip