Wasiir Aniso,"Uma Dulqaadan Karno In Ajaaniibi Noosheegaan Dhibkeena"
Wasiir Aniso,"Uma Dulqaadan Karno In Ajaaniibi Noosheegaan Dhibkeena" Wasiirka wasaarada haweenka iyo arriimaha qoyska ee dowladda Puntland Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin oo kaqaybgashay kulan aqoon Isweydaarsi ah oo looga hadlayey sidii loo ciribtir lahaa tacadiyada kadhanka ah Jinsiga gaar ahaan haweenka ayaa sheegtay in inay tahay arrin aan loo dulqaadan karain in Hay’ado shisheeye bulshada Soomaaliyeed usheegaan falalka kadhaca gudaha dalka.
Wasiir Aniso ayaa sheegtay inay jiraan rag Soomaaliyeed oo badanaa geysta tacadiyo haweenka kadhan ah Islamarkaana shacabka Soomaaliyeed looga fadhiyo sidii ay arrintaas uga hortegilahaayeen intii dad Ajaaniib ah u sheegi lahaayeen iyadoo dadka Soomaaliyeed ay yihiin dad Muslim ah oo diinteena Suubani wax walba u cadaysay.
Ugu dambayntiina wasiirka ayaa dhalinyarada gaar ahaan gabdhaha kuboorisey inay midoobaan kana horyimaadaan waxkasta oo noloshooda wax udhimaya, kana fiirsadaan mustaqbalkooda iyo sidii aysan uga welwelilahayn carruurtooda, maadaama ay badanaa dhacdo in lagu xooro.